Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Golaha wakiiladu ma waxay Noqdeen Niman sharcidaro iyo kala danbayn la’aan u horseeda wadanka?

Waxa aan halkan kasalaamaya dhamaan saxaafada madax banana waxa aan rabaa in aan halkan ku cabiro ra,yigayga hadii aan ku soo dhawaado fikirkayga. Sida aynu...

Wasaaradda Kalluumaysiga oo Hakad Gelisay Ruqsadaha ay Siiso Maraakiibta Ajaanibka ah ee Kalluumaysiga iyo Digreetooyin Wasiirku soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda kaluumaysiga iyo khayraadka badda ayaa  ku dhawaaqday inay mudo sanad ah hakiyeen  maraakiibta ajaanibka ahayd ee ay ruqsada u siiyeen inay ...

Natiijooyinka Imtixaanka Naqliga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare oo lagu dhawaaqay iyo Dugsiyada u Sarreeya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa Maanta si rasmiya ugu dhawaaqday natiijada Imtixaankii dugsiyada sarre ee fasallada...

Madaxweyne Siilaanyo oo Digreetooyin ka soo saaray Wakaaladaha Korontada Hargeysa iyo Berbera

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer madaxweyne ku dhaqan geliyey In laga bilaabo taariikhda maanta oo ay...

Khubaro Baadhaysa Baaxadda Xasuuqii Rajiimkii Afweyne u geystay Shacabka Somaliland oo hawl-galkoodii u horreyey bilaabay

Hargeysa (SLpost)- Khubaro Caalami ah oo ku xeeldheer ogaanshiyaha iyo baadhista xasuuqyada ka dhaca dunida, ayaa maanta Hargeysa ka bilaabay hawl-gal ay ku samaynaya...

Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Niman aan la aqoonsan oo lagu qabtay Gudaha Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Abiid Diiriye Nuur (Abiib-Tim-cad), ayaa faahfaahin ka bixiyey rag budhacad ah oo goor habeenimo ah lagu qabtay gudaha Xayndaabka Wasaaradda...

Golaha Guurtida oo Dood Xaasaasi ah ka Yeeshay Siyaasadaha Arrimaha Gudaha iyo Debedda ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay siyaasadda arrimaha dibada iyo gudaha dalka oo ka mid ah qodobada ajandaha kal-fadhigooda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img