HomeRuushka oo Diyaarado Dagaal ka iibinaya Dalalka Uganda, Angola iyo Itoobiya

Ruushka oo Diyaarado Dagaal ka iibinaya Dalalka Uganda, Angola iyo Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Moscow (SLpost)- Dalka Ruushka ayaa diyaaradaha dalka iyo noocyo kala duwan oo hubka casri ah heshiis malaayiin Dollar ku kacaya kaga iibinaysa saddex dal oo ku yaala Qaaradda Afrika.

Shirkadda Rosoboronexport oo Dawladda Ruushka u qaabilsan ka ganacsiga Hubka, ayaa shaacisay inay Xukuumadda dalkaasi heshiis kula gashay saddexda dalka ee Yuganda, Angola iyo Itoobiya inay iibsadaan nooca diyaaradaha dagaalka ee Sukhoi Su-30 iyo diyaarado kale oo milatari oo qayb ka ah xoojinta awoodda milatari ee dalalkaas.

blankSida ay baahisay wakaaladda Wararka Ruushka ee RIA Novosti oo soo xiganaysa guddoomiye ku-xigeenka shirkaddan hubka ka ganacsata Alexander Mikheyev, qandaraaska ay dalalkani kula soo wareegayaan diyaaradaha diyaaradaha Milatari iyo qalabkooda, waxa la socda Barnaamijyo loogu tabobarayo shaqaale ku hawl-gala diyaaradaha.

Masuulkani waxa uu sheegay in dawladda Ruushku sannadkan gudihiisa dalka Yuganda ka iibisay lix diyaaradood oo nooca Su-30 wakhtiganna ay ku wada-jiraan wada-hadallo dalkan Bariga Qaaradda Afrika ku yaalaa ku dalbanayo qandaraasyo cusub.

Diyaaradaha dagaalka nooca Ruusku sameeyo ee Su-30 oo leh laba mishiin, waxa loogu talo-galay inay ku hawl-galaan laba duuliyo, waxaanay hawl-gallo ka fulin kartaa goobo masaafo durug u jira meesha saldhiggeedu yahay.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories