Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Guddida Doorashooyinka oo Farriin Hor leh ugu Digay Dhinacyada Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Qaranka Md Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) ayaa u soo jeediyay Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasada inay u hoggaansamaan Xeerka...

Telesom Ma Shirkad Xayaysiisbaa Mise Waa Shirkad Is-Gaadhsiineed?

Waxay saacaddu ku sii siqaysay abbaaro 3:10 habeenimo, waxaan caado u lahaa inaan habeenkii iska damiyo telefoonka gacanta lagu qaato, se habeenkan oo ahaa...

Xukuumadda oo bilowday qabqabashada Markhaa-tiyaashii dacwaddii Axmed-Xamarje iyo Axmed Dirir

Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa lagu xidhay qar kalena la baadi goobayaa si aaney uga markhaati furin dhegeysiga maxkamada racfaanka ee dhegeysigeeda loo balan...

Madaxweynaha Somaliland oo Digreetooyin kala duwan xilka kaga qaaday Masuul Xukuumadda ka tirsan, Qaar kalena ku magacaabay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilka ka qaaday agaasimihii Gudd ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Md Shariif...

GODKA IGU AMAAN!- W/Q: Yasmin M. Kaahin

Luunka ku wareegsan, luudista lugo awoodii waa hore ka idlaatay, cuskasho ul tamar uu ku qaadaaba aanay ku jirin oo dhulka jiitamaysa iyo caddaanka...

Wada-hadallada Labada Dhinac Waxaa Loo Maraya Go’aan Shacbi Oo Lid ku Ah Ahdaaftii Iyo Himiladii Qaranka Somaliland

Muddooyinkii u dambeyey waxaa u socday somaliland iyo dawladii ku meel-gaadhka Somalia wada-hadalo bishii jun/2012 u bilaabmay,inkastoo xukumada somaliland mar badan ku dhawaaqday inaney...

Infrastructure agreement provides communication services to Somaliland

A new agreement will bring voice, Internet, TV and video communication services to customers in Somaliland, a self-declared Republic that is not internationally recognised...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img