HomeShaqaalaha Shan Wasaaradood oo maanta Imtixaan Qiimayn ah u Fadhiistay

Shaqaalaha Shan Wasaaradood oo maanta Imtixaan Qiimayn ah u Fadhiistay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Shaqaalaha dawladda ee ka hawlgala shan ka mid ah wasaaradaha iyo Hay’adfaha Dawladda ayaa maanta uu u bilaabmay Imtixaankii qiimaynta shaqaalaha Dawladda ee caadiga ahaa kaasoo socon doona muddo sadex maalmood ah.

blankWasaaradaha kala ah Xanaanada xoolaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, ganacsiga, Macdanta iyo Biyaha iyo Kommission-ka Xuquuqul insaanka ayaa shaqaalahoodii imtixaanaadku ku waajibay oo tiradoodu dhan tahay 293 qof ay maanta dufcadii ugu horaysay u fadhiisatay imtixaankaasi oo lagu qaadayo xarunta hay’ada shaqaalaha dawladda.

Gudoomiyaha Hay’ada shaqaalaha Dawladda Nuux Sh Muuse Ducaale oo imtixaanka ka hor shaqaalaha kula hadlay fadhi kooban oo loo qabtay ayaa sheegay in imtixaankan maanta la qaadayaa ka mid yahay imtixaanadii lagu qiimaynayey shaqaalaha Dawladda, natiijadiisuna tahay in lagu kala saaro heerka aqooneed ee shaqaalaha.

Md Nuux waxa uu tibaaxay in imtixaanka ay qaadi doonaan hawlwadeeno loo xulay oo loo dhaariyey shaqada ay qabanayaan, loona qaadi doono si cadaalad ah, waxuuna gudoomiyahu u rajeeyey shaqaalaha inay imtixaanaadka ku guulaystaan.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories