HomeWasaaradda Duulista oo heshiis dib loogu habaynayo Madaarka Hargeysa la gashay Shirkad...

Wasaaradda Duulista oo heshiis dib loogu habaynayo Madaarka Hargeysa la gashay Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 03 March, 2012 (SLpost)- Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland iyo Shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha oo la yidhaahdo China Hono Group, ayaa maanta waxay si rasmiya u kala saxeexdeen heshiis lagu dhisayo madaarka magaaladda Hargeysa.
Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtayxafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ku sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhisitaanka madaarka waxa uu wasiirku xusay in Qandaraaskii dhawaan la qaaday oo ay ku tartameen Shirkado badan ay ku Guulaysatay dhismaha Madaarka Hargaysa Shirkadan ay Heshiiska kala saxeexdeen ee lagu magacaabo China Hono Group.
blankWasiirka Duulista iyo Hawadda Md Maxamuud Xaashi Cabdi, waxa kale oo sheegay in la bilaabi doono madaarka magaalada Berbera oo ay shirkad kale ku guulaysatay dayactirkeeda, waxaanu tilmaamay in shirkad kale ayaa ku guulaysatay qandaraaska iyo dhismaha madaarka magaalada Berbera.
Wasiirka Duulista iyo Hawada oo iftiiminayay nuxurka heshiiskan ayaa ku tilmaamay in maadaama lagu dhawaaqay in shirkadani ku guulaysatay dhismaha madaarkan in looga baahan yahay inay aqbalaan heshiiska si waafaqsan Nidaamka iyo xeerka oo cadaynaya in soddon maalmood heshiiska lagu saxeexo isla markaana ay qalabkooda soo raran si shaqadda loo bilaabo.
Dawlada Kuwayt ayaa Somaliland ka caawinaysa dhismaha labada Madaar ee Hargaysa iyo Berbera kaas oo ay ku baxayso adduun dhan Toban Milyan oo doolar .

somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories