HomeMadaxweyne Obama oo sheegay inaanu Maraykanku Aqbalayn Hub Nukliyeer ah oo Iiraan...

Madaxweyne Obama oo sheegay inaanu Maraykanku Aqbalayn Hub Nukliyeer ah oo Iiraan yeelato, kana hadlay weerar dalkaas lagu qaado

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Washington, 03 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama ayaa Waraysi uu Maanta siiyay wargayska lagu magacaabo Atlantic Magazine ee ka soo baxa Wadanka Kanada, ayaa arrin aan la aqbali Karin ku tilmaamay in Iiraan ay samaysato hubka halista ah ee wax gumaada ee Nukliyeerka.

Madaxweyne Obama waxa uu sheegay inaanu maamulkiisu ku deg degayn wakhtigan duqayn cirka ah oo lala beegsado Xarumaha Nukliyeerka ee dalka Iiraan isagoo intaas ku daray in lagu sii adkayn doono Xukuumada Tehraan Cuno qabataynta lagu soo rogay si ay ugu dhego nuglaato baaqyada caalamiga ah .

Warku wuxuu intaas ku darayaa inaanay miiska ka maqnayn duqayn cirka ah oo lagu burburiyo xarumaha lagu tayeeyo barnaamijka Nukliyeerka ee Iiran.

Dhinaca kale Ra’isal Wasaaraha Israa’iil oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa la filayaa inuu isniinta soo socota kula kulmo Guriga Cad ee looga arrimiyo wadanka Maraykanka Madaxweyne Barak Obama waxa ay labada hogaamiye ka wada hadli doonaan sidii looga takhalusi lahaa Nukliyeerka Dalka iiraan.

Warar Xog ogaal ah ayaa sheegaya in Isra’il ay doonayso in nukliyeerka Iiran la burburiyo inta aan la gaadhin bisha afaraad ee Sannadkan.

somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories