HomeGolaha Wakiillada oo guda-galay naaqishaadda odoros-miisaaniyadeedka 2012 iyo wakhtiga wasiirka Maaliyaddu hor...

Golaha Wakiillada oo guda-galay naaqishaadda odoros-miisaaniyadeedka 2012 iyo wakhtiga wasiirka Maaliyaddu hor imanayo oo la muddeeyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 03 March, 2012 (SLpost)- Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta waxaa loogu qaybiyay Odoroska Miisaniyada Qaranka ee Sannadkan 2012-ka kadib markii ay Golaha Wasiiradu soo ansixiyeen todobaadkii hore.

Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” isla markaana hadal kooban u jeediyay fadhigaasi ayaa mudanayaasha ku wargeliyay in Maalinta Isniinta uu golaha hor iman doono Wasiirka Wasaarada Maaliyada si uu tafaasiil uga bixiyo odoroska Miisaaniyada 2012-ka .

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu waxaa kale oo uu u soo jeediyay Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada in Mudo hal todobaad ah ku soo ururiyaan Warbixinta Miisaaniyada Si markaas kadib loo Gudo galo dooda Miisaaniyada.

Odoroska Miisaaniyad sanadeedka 2012 ayaa dhan Lix boqol iyo Sagaal iyo Sodon Bilyan ,Sadex Boqol iyo Sagaal iyo Lixdan Malyuun,Laba boqol iyo Afartan Kun iyo Afar boqol iyo Todobaatan Shilling Somaliland ,taas oo u dhiganta lacag ku dhow 100 Malyan oo Dollar,isla markaana ka badan Miisaaniyaddii kal-hore 23.19%.

somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories