Somalia
Baanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul-hoganaya Dowladda Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Baanka Adduunka ayaa shaaciyey in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuldarraysatay soo gudbinta warbixinnada xisaabcelinta dhaqaalaha lagu caawiyey Sannadkii 2022-kii. Waraaq Baanka adduunku...
Somalia
Turkiga iyo Soomaaliya oo kala Saxeexday Heshiis Shidaal-baadhis ah
Ankara (SLpost) – Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Khamiista maanta kala saxeexday heshiis shidaal-baadhis iyo qodis ah, kaas oo ujeeddadiisa lagu sheegay sii xoojinta xidhiidhka...
Ethiopia
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airlines Oo ka badbaaday shirqool Hay’adda duulista Soomaaliya u maleegtay
Hargeysa (SLpost)- War ka soo baxay Hay'adda Duulista Somaliland ayaa lagu sheegay inay dowladda Soomaaliya awaamiir qaldan siisay diyaarad ay leedahay shirkadda Diyaarada Qatar...
Somali News
Muwaadin u dhalashay Somaliland Oo Lagu Dilay Muqdisho iyo Sababaha Loo Aanaynayo
Muqdisho (SLpost)- Allah ha u naxariistee Eng Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland, ayaa gelinkii dambe ee maanta meydkiisa Laga...
Ethiopia
Dowladda Ethiopia oo u Quus-goysay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xulafadiisa Bariga Dhexe
"Ma Jirto Cid Wax Ka Beddeli Karta Heshiiska is-afgarad ee Ethiopia iyo Somaliland" - Ambassador Meles Alem, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia. Addis Ababa (SLpost)-...
Somalia
Soomaaliya oo Bilowday Dagaal Ka Dhan Ah Ganacsatada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyey ku hawlanayd olole ka dhan ah heshiiska is-afgarad ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia, ayaa bilowday inay...
Somalia
Dublomaasi Maraykanka ah Oo Su’aal geliyey Kalsoonida Dowladnimada Soomaaliya
Washington (SLpost)- Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey dalalka Ethiopia iyo Guinea, Tibor Peter Nagy, ayaa su'aal geliyey sawirka ay Soomaaliya maanta lahaan lahayd...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

