Somalia

spot_imgspot_img

Sarkaal Hore uga tirsanaan jiray Kooxda Al-Shabaab, Rag ay Saaxiibbo ahaayeenna Qudha laga Jaray, oo Sheegay inuu ka Goostay Kooxdaas

 Nairobi (SLpost)-  Omar Hammami oo ka mid ahaa dagaal-yahannada ajaanibka ah ee ka tirsanaa kooxda Al Shabab ee ka hawl-gasha gudaha dalka Somalia, ayaa...

Bannaan-bax loogu magac-daray Maalinta Xoreynta Muqdisho oo ka dhacay Caasimadda

Muqdisho (SLPOST)- Bannaanbax loogu magacdaray ‘Maalinta Xoreynta Muqdisho’ oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir  ayaa shalay ka dhacay garoonka kubadda Cagta ee Koonis...

Wefti ka socda Iiraan oo Muqdisho yimiday iyo Alshabaab oo dhalinyaro ciqaabtay

Muqdisho  (SLPOST)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iiraan Cali Akbar Saalixi iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa shalay soo gaadhay magaalada Muqdisho, waxaanu kulammo la...

Budhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya

Muscat (SLpost)- Budhcad-baddeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay Markab kuwa Shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Hindiya ay aroortii hore ee dorraad...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xaalad deg-deg ah iyo amarro ka soo saaray goobaha ay ka qaxday Al-shabaab iyo Xeryaha Barakacayaasha

Muqdisho, (SLpost)- Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa xaalad deg-deg ah ka soo saaray goobaha ay Malleeshiyada Al-Shabaab ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img