Somalia

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qayla-dhaan u Dirsaday Dalka Masar 

Qaahira (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa khadka telefoonka kula xidhiidhay dhiggiisa dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu...

Dowladda Soomaaliya Oo Burisay Heshiiska Shirka Wada-hadallada Jabuuti

Muqdisho (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo Hadal ka jeediyey Muqdisho, ayaa heshiis taariikhi ah oo midnimada Soomaaliya lagaga shaqaynayey...

Nuxurka War-Murtiyeed Siddeed Qodob Ka Kooban oo Ka Soo Baxay Shirka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ee Djibouti

Nuxurka War-Murtiyeed Siddeed Qodob Ka Kooban oo Ka Soo Baxay Shirka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ee Djibouti Shirka wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo shalay ka...

Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Oo Maanta Ku Kulmay Dalka Jabuuti

Jabuuti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo dhiggiisa dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kulan ku yeeshay Magaalada Jabuuti...

Soomaaliya Oo Hub iyo Abaabul Dagaal Ku Taageeraysa Huwanta Laascaanood + Somaliland Oo U Digtay HSM

Soomaaliya Oo Hub iyo Abaabul Dagaal Ku Taageeraysa Huwanta Laascaanood + Somaliland Oo U Digtay HSM https://youtu.be/0XGp_ueCG_E

Daahir Rayaale Oo Xaqiiqada U Sheegay Qurbejoogga Awdal, Garaaddada Laascaanood iyo Reer Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu Qabtay magaalada London ee caasimadda dalka UK habeenimadii xalay,...

Xukuumadda Somaliland Oo Go’aan Ka Soo saartay Qorshe Soomaaliya Ku Dhawaaqday

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa fadhigooda toddobadlaha maanta ka soo saaray qodobbo khuseeya xaaladda ammaanka dalka, xuska 18-ka maalinta madax-bannaanida Somaliland iyo jawaabta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img