HomeSomali NewsEthiopiaDiyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airlines Oo ka badbaaday shirqool Hay'adda duulista...

Diyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airlines Oo ka badbaaday shirqool Hay’adda duulista Soomaaliya u maleegtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- War ka soo baxay Hay’adda Duulista Somaliland ayaa lagu sheegay inay dowladda Soomaaliya awaamiir qaldan siisay diyaarad ay leedahay shirkadda Diyaarada Qatar Airways oo dul maraysay hawada Somaliland.

Somaliland waxa ay sheegtay in diyaaradda lagu amray inay kor uga kacdo joog ka sarreeya heerkii ay ku duulaysay, kaas oo lagu beegayey joogga ay ku duulaysay diyaarad ay leedahay Ethiopian airlines oo ku sii jeedday dalka Imaaraadka, taasoo xilligaas dulmaraysay hawada Somaliland.

Warka ka soo bqxay Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland oo lagu faahfaahiyey fashilka shirqoolka Soomaaliya iyo sida ay labada diyaaradoood u kala badbaadeen, ayaa u qornaa sidan:-

“Maanta Abaaro 12:32 pm Africda Barri, Waxaa Diyaardda ay leedahay Qatar Airways duulimaadkeeduna ahaa (Qatari 6U) oo ka timi Dooxa kuna socatay (Entebbe) kuna duulaysay Joog ah (38000ft) ay si khaldan usiiyeen controllers ka Muqdisho inay korto 40,000feet.

Waxay diyaarada isku beegnaayeen oo iska hor imanayeen Diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines oo flight number keedu ahaa (Ethiopia 602) taas oo katimi Addis kuna socotay Dubia ,joogeeduna ahaan (39000ft) Diyaarada Qatari ayaa ku dhici gaadhay Diyaaradii Ethiopian Airlines ee ka saraysay.

Laakiin nasiib wanaag qalabka Diyaaradda ku xidhnaa ee loo yaqaan TCAS(Tiikas)( traffic avoidance collision system) ayaa digniin Deg deg siyay una sheegay jooga la siiyay inay ku jirto Diyaaradda kale, qalabkaas ayaa ku amaray diyaarda Qatar inay aanay fuulin level kaas ama jooga 40,00ft.

Diyaaraduhu waxay isu jireen masaafo khatar badan , waxase kala badbaadiyay qalabkaaas ku xidhan labada diyaaradood.

Waxaad dhagaysan kartaa labadii kabtan oo wada hadlaya oo sheegaya in muqdisho qalab xumaaday ka siiyeen awaamiir khaldan waxayna balan qaaadeen inay gudbin doonaan warbixin (report) hayaddaha shaqada ku leh”.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories