HomeSomali NewsSomaliaBaanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul-hoganaya Dowladda Soomaaliya

Baanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul-hoganaya Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Baanka Adduunka ayaa shaaciyey in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuldarraysatay soo gudbinta warbixinnada xisaabcelinta dhaqaalaha lagu caawiyey Sannadkii 2022-kii.

Waraaq Baanka adduunku soo saaray 27-kii bishan laguna socodsiiyey madaxda Soomaaliya, waxa lagu sheegay in Soomaaliya ku fashilantay fulinta shuruucda Baanka Adduunka ee wejahan warbixinaha xisaab-celinta dhaqaalaha uu bixiyo.

Baanka Adduunku wuxuu sheegay cawaaqib-xumo ka dhalanaysa arrintan haddii muddada xisaaab-celintu dhaafto Sagaal Bilood, sida ku xusan shuruucda Baanka Adduunka, waxaana tallaabooyinkan ka mid ah hakinta lacagaha Bangigu ku caawiyo Soomaaliya, hakinta lacagaha mashaariicda haatan socda, iyo mashaariicaha ku jira qorsheyaasha wax-qabad.

Qoraalka lagu socodsiiyey madaxda Soomaaliya, waxa lagu yidhi, “Sida uu dhigayo habraaca Baanka Adduunka ee maalgelinta mashaariicaha horumarka, haddii xisaab xidhka xisaabaadka ee la baadhi waayay uu bangiga ku soo gaadhi waayo sagaal bilood gudahood laga bilaabo taariikhda loo qabtay, baanku waxa ku waajiba inuu joojiyo kordhinta muddada loo qabtay xidhitaanka xisaab-celinta deeqaha, inuu Dib u dhigo wixii wada-xaajood iyo soo socoshada wax kastaoo hawhsu ku sii soconayso, inuu hakiyo lacago horumarin ah oo laga sii siiyo lacagaha loogu deeqay iyo ugu dambayn inuu laalo bixinta deeqaha uu go’aankani sameeyey si waafaqsan siyaasadaha Bankiga”.

Baanka Adduunku waxa uu ka dalbaday madaxda Soomaaliya inay si deg-deg u soo gudbiyaan warbixinaha ku aaddan xisaab-celinta, haddii kale ay tallaabooyinkaasi saamayn ku yeelanayaan mashaariicaha socda iyo mashaariicaha horumarineed ee Soomaaliya loo qorsheeyey.

blankblank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories