Somaliland
Wasiirka Waxbarashada oo Soo Xidhay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland + Xog Muhiim ah
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay Imtixaanka Shahaadiga...
Dr Anthony Fauci oo Laga Helay Cudurka Covid-19
Washington (SLpost)- La-taliyaha Arrimaha Caafimaadka ee Madaxweynaha Maraykanka ahna Agaasimaha Macadka Daraaseynta Cudurrada Faafa, Dr Anthony Fauci, ayaa Arbaca maanta laga helay astaamaha cudurka...
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo Si Rasmi ah u Furay Kastamka INA-GUUXAA
Sallaxley (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta Xadhigga ka jaray dhismaha Kastam Cusub oo xukuumaddu ka hirgelisay...
Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Kormeeray Kastamada Cashuuraha ee Balligubadle iyo Faraweyne
Balligubadle/Faraweyne (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa kormeer shaqo maray Waaxaha Cashuuraha Berriga iyo Dakhli-ururinta degmooyinka Balligubadle ee...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Xukuumaddu Ka Hirgelisay Ceerigaabo.
Ceerigaabo (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo maalintii saddaax ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal...
Somaliland
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo la soo Gebo-gabeeyey + Xogta Imtixaanka
MUXUU IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2021/2022 KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE? Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si Rasmi u soo gebo-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga ah ee...
Somaliland: Shaqaalaha Dowladda oo Baanka Dhexe ka Amaahan Kara Lacago ay Guryo ku Dhistaan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Khaalid Jaamac Qodax, ayaa sheegay in markii u horeysay la suurto-galiyey in shaqaalaha dowladdu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

