Somaliland: Guddiga Komishanka Tamarta oo La Kala Diray
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay kala direen xubnihii guddiga Komishanka Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay. Xubnaha guddiga Komishanka...
MASIIBADII LAGA DHAXLAY MIDNIMADII SOMALILAND IYO SOMALIA
Midnimadii fashilantay ee dhexmartay Somaliland iyo Somalia 1960 waxaa laga dhaxlay masiibo lama illaawaan ah oo ay sabab u ahayd dawlad ku salaysnayd Somaliweyn...
Wasaaradda Shaqo-gelinta oo Ciidanka Booliska iyo Xeer-ilaalinta ku tabobaraysa Ka-hortagga Tacaddiyada Haweenka & Carruurta
"Haddii aan laysu iman oo wixii khibrad cusub ee tabobarro u baahan laga wada-hadal, waxa dhacaysa inaynaan si wada-jir ah wax uga qaban Karin...
‘Xawaaladda Qurbajooggu waxay kaalin weyn kaga jirtaa dhaqaalaha Somaliland’
Marka loo eego Warbixinta Socdaalka Adduunka (IOM Report 2022), dadka qurbajoogga ah ama ka maqan dalalkii ay u dhasheen ayay tiradoodu gaadhay 281 malyuun...
Maalgeshato u dhashay Dalka Sucuudiga oo Booqday Mashruuca Beeraha Banka Wajaale
Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ah maalgashadayaal u dhashay dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa booqday Mashruuca Dhul-beereedka Banka Wajaale ee Gobolka Gabiley oo ay...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Horumarinta Garsoorka iyo Amniga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta furay shir ay iskugu yimaadeen Hay’addaha Dawladda ee ka wada...
Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Mashaariicda Horumarineed ee Odoroska Miisaanadda Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Oo Lagu Go’aamiyey In La Joojiyo Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Odoroska Miisaaniyadda Sannadeedka 2022-ka, sida lagu sheegay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

