Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Somaliland oo Caddeysay mowqifkeeda Xidhiidh Dublomaasiyeed oo dhexmara Dalka Israel

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inaanay jirin sabab Jamhuuriyadda Somaliland ka horjoogsanaysa inay xidhiidh diloomaasi la samayso Waddan kasta oo dunida...

Axmed Silaanyo vs Dr. Gaboose: Ka-nasashadii iyo ku-soo-noqoshadii siyaasadda ee isku sansaanka ekaa

  Ahmed Mohamed mohamoud (Siilaanyo) oo ah siyaasi foolaad ah ayaa shaaciyay in uu Gabi ahaanba iskaga baxay siyaasadda iyo arimaha laxidhiidha una baahan yahay...

Somaliland Elections Disputes

Here we go again. Disputes and political wrangling have started in Somaliland. As usual, it is about contrasting positions of the Somaliland administration and...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Xarunta Guud ee Ciidanka Sirdoonka Qaranka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta Taliska Guud ee Sirdoonka Qaranka, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey taliyaha iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Siyaasi Xasan Mowliid Axmed oo Hargeysa ku geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqsiyaddii iyo doorkii uu dib-u-dhiska dalka ka soo qaatay Allah ha u naxariistee...

Dowladda Canada oo Shuruud ku xidhay Aqoonsigeeda Somaliland

Ottowa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland oo hawlan olole ay dunida kaga raadinayso aqoonsi caalami ah, ayaa dowladda Canada ka dalbatay Aqoonsi iyo taageero dhaqaale, taas...

Qodobbada lagaga hadlay Kulan Dhexmaray Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Ururka Warbaahinta ee SOMA

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdi-weli Sheekh Cabdilaahi  Suufi Jibriil iyo hoggaanka Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img