Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Tirada Dadka ay Saamaysay Xaalad Abaareed oo ka jirta Somaliland iyo Qorshaha Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dalka ka jirto xaalad abaareed baahsan...

Maxaa kala Qabsaday Guddoomiye Faysal Cirro iyo Ex-Wasiir Duur oo Madal isku haleelay

Maxaa kala Qabsaday Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Murashax Cabdiraxmaan Cirro iyo Ex-Wasiir Duur oo Xaqiiqada u Sheegay " Dariiqa Kaliya ee madaxtooyada lagu gaadhi...

Somaliland iyo Norway oo ka wada-hadlay Iskaashi hor leh oo dhexmara labada waddan

Oslo (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Norway, ayaa ka wada-hadlay sii xoojinta xidhiidhka wada-shaqayneed ee u dhexeeya labada waddan iyo hirgelinta iskaashi hor leh oo...

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Baxaya Dalka Maraykanka oo uu marti-qaad ka helay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay socdaal shaqo ku tagayaan waddanka Maraykanka horaanta...

Dublomasiyiin Maraykanka oo Dowladdooda ugu baaqay inay Deg-deg u Aqoonsado Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Diblomaasiyiin hore u soo maray Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, gaara ahaan Waaxda qaabilsan Arrimaha Africa, ayaa ka qoomameeyey fursado dibloomasiyeed oo...

Golaha Guurtida Somaliland oo ka dayriyey Xaaladda Waxbarashada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigii shalay dood adag ka yeeshay xaaladda Waxbarashada dalka. Mudaneyaasha Golaha Guurtidu waxa ay talo ahaan u soo jeediyeen...

Pakistan: Tobanaan Qof oo u geeriyooday Baraf Xannibay

Islamabad (SLpost)- Inta la ogyahay, 21 qof ayaa geeriyooday kaddib markii Baraf xooggan oo ka da’y Woqooyiga Dalka Pakistan uu ku dhex xannibay baabuurtooda. Ilaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img