HomePakistan: Tobanaan Qof oo u geeriyooday Baraf Xannibay

Pakistan: Tobanaan Qof oo u geeriyooday Baraf Xannibay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Islamabad (SLpost)- Inta la ogyahay, 21 qof ayaa geeriyooday kaddib markii Baraf xooggan oo ka da’y Woqooyiga Dalka Pakistan uu ku dhex xannibay baabuurtooda.

Ilaa 1,000 baabuur ayaa ku go’doomay Jidka wadnaha ee isku xidha Caasimadda Islamabad iyo Gobollada Woqooyiga dalka Pakistan oo ay ku taallo Buurta Murree oo ka mid ah Silsiladda Buuraha Himilaya.

blankSida aanu ka soo xigannay wakaaladda wararka ee Reuters, Sarkaal booliis ah, xaaskiisa iyo lix carruur ah oo ay dhaleen, iyo sidoo kale qoys kale oo shan ka kooban, ayaa ka mid ah dadka dhintay.

Ciidamada dalkaas ayaa isku dayaya in ay furaan waddooyinka si ay u badbaadiyaan dadka wali ku go’doonsan barafka

Wasiirka arrimaha gudaha dalka Pakistan Sheekh Rashiid ayaa sheegay in dhibaatada ay sababeen tirada dadka u safrayay deegaankaas oo ku yaalla waqooyiga magaalada caasimadda ah ee Islamabad. In ka badan 100,000 baabuur ayaa maalmihii la soo dhaafay soo gaadhay deegaankaas, iyadoo dadkaas ay ka mid yihiin dalxiisayaal halkaas u tagay inay Barafta ku dheelaan.

Warbaahinta maxalliga ah ayaa Jimcihii soo tabisay in dalxiisayaashu ay go’doonsan yihiin.

Sawirro iyo muqaalo baraha bulshada lagu faafiyey ayaa muujinaya baabuur tiro badan oo ku xanniban oo ku xanniban barafka oo qariyey baabuurta intooda badan.

Dadka dhintay ayaa la sheegay inay ku jiraan 10 carruur ah. Booliiska ayaa sheegay in lix ka mid ah dadku ku geeriyoodeen kaddib markii ay ku neef-qabatoobeen gudaha baabuurta oo barafku qariyey.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories