Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Xogta Safarka Madaxweynaha Somaliland iyo Damaca Ethiopia ee Dekedda Saylac

Maxaa ka dhexeeya Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maanta iyo Damaca Ethiopia ee Dekedda Saylac lagu xidhiidhiyey?

“Kursiga Madaxweynaha Kolba Reerka Fuula in dambigiisa lagu dhaafayaad moodaa, laakiin Tuugbaa ilaahay…”

"Kursiga Madaxweynaha Kolba Reerka Fuula in dambigiisa lagu dhaafayaad moodaa, laakiin Tuugbaa ilaahay Ina dhaafiyey ayaa laga dhaxlaa" Xeel-dheere Ismaaciil oo Farriin diray https://youtu.be/R7pndMSSzqc

Xisbiga Waddani oo War ka soo saaray Qaraarka ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Maxkamadda Sare ka soo saartay dacwad la xidhiidha dhaqan-galka xeerka furista ururrada siyaasadda...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Go’aan ka soo saartay Muranka Xeer 14 iyo Dacwaddii 47 Xildhibaan u gudbiyeen

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa maanta go'aan ka soo saartay Arji ay u gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada, kuwaas oo ka...

Madaxweynaha Somaliland oo Xil u magacaabay Maayar ku-xigeenkii hore ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku magacaabay Maayar-ku-xigeenkii hore ee magaalada Hargeysa...

Guddiga Tacliinta Sare ee Somaliland oo Sagtooiyey 40 Arday oo Deeq Waxbarasho oo Masters Degree ah ka helay Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa Dalka Ethiopia u diray 40 Arday oo Deeq waxbarasho oo lacag la'aan ah ka helay jaamacadaha...

“Xaaladda Dalka Qiimeeyo oo Dadka Abaaruhu ku dhufteen ka daaya Buuqa iyo Qararacda” – Siyaasi Cabdiraxmaan Axmed Cali

Burco (SLpost)- Siyaasi Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa deegaanka Sibidhlay oo ka tirsan degmada Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer ka dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo la sheegay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img