International Community Should Now Give Rising Somaliland a Leg-up
For 30 years now, Somaliland has been pushing for international recognition after it disengaged from the unity with Somalia when the war broke out...
Madaxweyneyaasha Somaliland iyo M/goboleedka Puntland oo ka wada-hadlay Dejinta Dagaal beeleed khasaare badan sababay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa caawa ka wada-hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen qaboojinta dagaal khasaare badan sababay...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Golaha Wakiillada Dib Ugu Celiyey Masuuliyiin Ansixintooda Laga Diiday
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ku gacan-saydhay ansixinta masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, kuwaas oo isugu jira wasiirro iyo Wasiir...
Xisbiga Kulmiye oo Khiyaamo Qaran ku eedeeyey Guddoomiyaha Xisbiga Waddani
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka xisbiga KULMIYE, Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa ka jawaabay dhaliilo uu guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan dhawaan u...
Xukuumadda Somaliland oo shaacisay Dhaqan-galka Amar ay ku soo rogtay Shirkadaha Isgaadhsiinta
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technoolajiyadda ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday dhaqan-galka wareegto uu soo saaray horaantii bishii December ee sannadkii hore. Wareegtada...
Somaliland: Warbixin soo bandhigtay tirada Dadka La xidhay iyo kuwo Tacaddiyo loo geystay Sannadkii tagay
Hargeysa (SLpost)- War-bixin Sannadle ah oo ay soo saartay Xarun Xuquuqal iinsaan oo fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa lagu sheegay in sannadkan dhamaanaya ee...
Gundhigga Aasaasiga ah ee Cashuuraha
1. Waa maxay Cashuur? Cashuurtu waa lacag bixin waajib iyo khasab ah oo dawladdi qaado. Abuur ahaanna waa culeeys bulshada la kulanto. Si kaste oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

