Dowladda Ingiriiska oo Somaliland ka caawinaysa Horumarinta Tayada Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dowladda Ingiriiska oo ay wakiil ka tahay shirkadda Adam Smith la kaashanaysa horumarinta tayada Ciidamada Milatariga iyo Kaabayaasha xarumaha...
Somaliland: British Consultancy firm expected in Hargeysa to advise Army
Somaliland’s defence minister Abdiqani Mohamoud Aateye and the head of the Somaliland National Armed Forces, General Nuh Ismail Tani, have contracted London-based consultancy firm...
Muxuu Xidhiidhka Israel ka tari karaa Qadiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inaanay jirin sabab Jamhuuriyadda Somaliland ka horjoogsanaysa inay xidhiidh diloomaasi la samayso Waddan kasta oo dunida...
Xukuumadda oo Difaacday Tallaabadii Ciidanka Boolisku ugu yeedhay Guddoomiyaha Waddani
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda ee Somaliland Dr. Cabdiwali Sh. Cabdillaahi Suufi, ayaa tallaabo sharci ah ku tilmaamay in Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka...
Dareenka Jacaylkeena dalka Hooyo aan kordhino
Bani’aadamku ma aha isku dhaqan iyo isku aragti, dareenkiisuna wuu kala duwan yahay. Hase ahaatee dadka ku wada nool dal ama deegaan u dhashay,...
Taiwan oo $200 Milyan ku maalgelinaya Lithuania oo Cadaadis kala kulmay Shiinaha
London (SLpost)- Dalka Taiwan ayaa Arbacadii shalay shaaciyey inay $200 Milyan ku maalgelinayso Wershadaha dalka Lithuania si kor loogu qaado xidhiidhka ganacsi ee ay...
Hoggaanka Xisbiga Waddani oo lagu soo dhaweeyey Burco iyo Dhaliilo ay xukuumadda u jeediyeen
Burco (SLpost)- Hoggaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay xarunta gobolka Togdheer ee Burco. Kumannaan kun oo dadweyne wata gaadiid...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

