HomeMadaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Baxaya Dalka Maraykanka oo uu marti-qaad...

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu Baxaya Dalka Maraykanka oo uu marti-qaad ka helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay socdaal shaqo ku tagayaan waddanka Maraykanka horaanta bisha March ee Sannadkan.

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu marti-qaad rasmi ah ka helay dowladda Maraykanka, kaddib safarkii uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland dhawaan kaga soo laabtay Waddankaas oo uu kulamo kula qaatay qaar ka mid ah saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Waaxda gaashaan-dhigga ee Maraykanka.

Sidoo kale, socdaalka madaxweynaha ayaa daba-socda safar ay dhawaan dalka ku yimaaddeen wefti ka socda Aqalka Congress-ka Maraykanka oo uu la kulmay.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Ciise Kayd oo maanta hortagay Golaha Wakiillada oo ansixiyey wasiirka, ayaa hadal uu golaha ka hor-jeediyey ku sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uu safar ku tagi doono dalka Maraykanka bisha March ee sannadkan.

Hadalka Wasiirka kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories