Dalka Tanzania oo Aqoonsaday Passport-ka Somaliland iyo Shuruudaha looga Baahan yahay Dadka u safraya
Hargeysa (SLpost)- Dalka Tanzania oo ka mid ah wadddamada Bariga Qaaradda Afrika, ayaa markii u horeysay oggolaaday in dalkooda lagu geli karo Passport-ka Somaliland,...
“Doqontu way qufacdaa, laakiin meesha laga raacay magarato” -.Cumar Axmed Cali
Murti Somaliyeed ayaa tidhaahda doqoni way qufacdaa, laakiin meesha laga raacay magarato. Waxaan uga jeedaa, maanta oo kale markay xaaladuhu sidan u cakirmaan, waxa loo...
Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland oo Laysku Furay iyo Nuxurka Heshiis Dhexmaray
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland, ayaa soo gebo-gabaysay heshiis suurto-galinayo inay isku furmaan isla markaana bulshadu iskula xidhiidhi karto telefoonnada shirkadaha Isgaadhsiinta...
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka UK oo uu hoggaaminayo Md Gavin Williamson
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka boqortooyada Ingiriiska...
Beesha Caalamka oo madaxweynaha Somaliland kala hadlay Doorashooyinka iyo Arrimo Kale
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka kooban Safiirrada dalalka taageerada dhaqaale ku bixiya doorashooyinka...
Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Kor-u-qaadista Mashaariicda Gobollada Bariga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo Muddo kaddib Kulmay iyo Dareennada ka Dhashay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii u horreysay muddo kaddib isasoo hor-fadiistay gelinkii dambe ee maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

