Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo kulan yeeshay?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta munaasibad hadhi-sharafeed ah xarunta qasriga madaxtooyada ugu sameeyey xubnaha golaha wakiillada ee ay...
Gudhubaa-gadhaa afka wada-guracan, ereyada gefka ah kuma badisee garo
Waxa yaab ah oo yaabka-yaabkiis ah cayda sida dharka loo xidhanayo iyo hanjabaadda xadhka goosatay kuna socota madaxweynaha iyo reerkiisa guud, aan u kala...
Weftiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka soo amba-baxay Dalka Taiwan
Taipei (SLpost)- Weftiga Wasiirrada Somaliland ee uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Ciise Kayd Maxamuud, ayaa ka soo anba-baxay dalka Taiwan kaddib booqasho muddo...
“Xornimo ayaanu ku dhalanay, annagoo xor ahna waanu jiraynaa” – Somaliland oo u jawaabtay Shiinaha
Taipei (SLpost)- Dowladda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay dowladda Shiinuhu u yeedhin Karin isla markaana hor-istaagi Cilaaqaadka ay la yeelanayso waddamada Caalamka maadaama oo Somaliland...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo War ka soo saaray Saamaynta Baraha Internetka ee Bulshadu ku xidhiidho
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta kaga hadlay arrimo dhowr ah oo saamaynta baraha Bulshadu ku xidhiidho ka mid yihiin, waxaanay war...
Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyey Masuuliyiintii ugu tirada Badnayd
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi hortiisa ku dhaariyey,...
Somaliland iyo Taiwan oo Difaacay Xidhiidhkooda Xilli China Hanjabaad Diray
Hargeysa (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa si wada-jir ah u difaacay xidhiidhka ka dhexeeya maadama oo ay yihiin labada waddan oo madax-bannaan, xaqna...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

