Roman Abramovich oo Iska Iibinaya Naadiga Chelsea iyo Milicsiga Guulihii uu Kooxda Gaadhsiiyey
London (SLpost)- Maal-qabeenka u dhashay waddanka Ruushka ee Roman Abramovich ayaa shaaciyey inuu iska iibinayo Kooxda Chelsea ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska. Abramovich oo da’diisu...
Sharciga, Caqliga iyo Diinta ayaa Xukuumadda u fasaxaya Sicir-u-goynta iyo ILaalinta Qiimaha Badeecadaha iyo Maceeshada
Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleye). Salaanta islaamka ka dib, duniddu wakhti walba way kala dhimman tahay, oo ma dhammaato, caqabaddo iyo dhibaatooyin dad-keenkuna kama dhammaado, balse...
Somaliland: Dhalinyaro Tahriib Ka soo Laabatay oo La guddoonsiiyey $120,000
Hargeysa (SLpost) – Xukuumadda Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka, ayaa lacag ku dhow 120 Kun Dollar ku wareejisay Dhalinyaro muwaadiniin ah...
Somaliland oo War Ka Soo Saartay Xiisadda Dagaal ee Dalka Ukraine iyo Samata-bixinta Arday ku Xanniban
Xukuumadda Somaliland oo Bilowday Qorshe lagu Samato-bixinayo Arday ku Xanniban Dalka Ukraine Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaalka ka socda...
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Dagaalka Ruushka iyo Ukraine una Hanjabay Ganacsatada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay Saamaynta ka dhalatay xaaladda Abaareed ee ka jirta Somaliland iyo sida uu...
Somaliland: Biriish laga hirgeliyey Doox Gumaaday Dad iyo Gaadiid Badan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray Biriij-ka Dooxa Degmada Dacar-budhuq oo ahaa doox galaaftay...
Madaxweynaha Ruushka oo Heegan Galiyey Difaaca Gantaalaha Nukliyeerka
Moscow (SLpost)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray inay heegan buuxa galaan Ciidammada Difaaca Cirka ee adeegsada noocyada Gantaalaha xambaara Hubka noocyadiisa kala duwan. Madaxweynaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

