Hubka Casrig ah ee Somaliland Tijaabisay iyo Sida Soomaaliya Uga Qaylisay oo Laga Jawaabay
Hubka Casriga ee Somaliland Tijaabisay iyo Sida Soomaaliya Uga Qaylisay oo Laga Jawaabay iyo Arrimo ku saabsan hab-dhaqanka mucaaaradka Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi oo...
Somaliland oo markii u horeysay laga furay Xarunta La-Socodka Tacaddiyada Ka Dhanka ah Haweenka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay munaasibad ballaadhan oo ay soo agaasintay Dallada Nagaad Network, taasi oo...
Gavin Williamson: Xildhibaankii Qadiyadda Somaliland horgeeyey Barlamaanka UK oo Abaalmarin helay
London (SLpost)- Md Gavin Williamson oo ah xildhibaankii baarlamaanka UK horgeeyey mooshinkii laga dooday qadiyadda aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta loo yaqaanno...
Sheekh Dirir oo ka dayriyey Xaaladda Abaareed ee Dalka, Baaqna u diray Bulshada iyo Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay inay u gurmadaan bulshada walaalahood, isla markaana wakhtigan abaaraha iyo kaliishu jirto in...
Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Kulan toddobaadkan Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Murashax Cirro
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa ka hadlay xaaladda abaarta ee ka taagan dalka iyo kulan...
Shirkadda Dahabshiil oo Ka Jawaabay Baaqii Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group faraceeda ‘Dahabshiil Oil” ayaa ku dhawaaqday inay dalka keentay Shidaal qiimo jaban lagu iibinayo. War-saxaafadeed ay Shirkaddu Maanta soo saartay,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tabobar u soo xidhay Xubno ka mid ah Garsooreyaasha dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed oo uu wehelinayay Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali Suudi Diiriye, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

