‘Xawaaladda Qurbajooggu waxay kaalin weyn kaga jirtaa dhaqaalaha Somaliland’
Marka loo eego Warbixinta Socdaalka Adduunka (IOM Report 2022), dadka qurbajoogga ah ama ka maqan dalalkii ay u dhasheen ayay tiradoodu gaadhay 281 malyuun...
Maalgeshato u dhashay Dalka Sucuudiga oo Booqday Mashruuca Beeraha Banka Wajaale
Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ah maalgashadayaal u dhashay dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa booqday Mashruuca Dhul-beereedka Banka Wajaale ee Gobolka Gabiley oo ay...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Horumarinta Garsoorka iyo Amniga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta furay shir ay iskugu yimaadeen Hay’addaha Dawladda ee ka wada...
Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Mashaariicda Horumarineed ee Odoroska Miisaanadda Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Oo Lagu Go’aamiyey In La Joojiyo Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Odoroska Miisaaniyadda Sannadeedka 2022-ka, sida lagu sheegay...
Somaliland
Wasiirka Waxbarashada oo Soo Xidhay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland + Xog Muhiim ah
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay Imtixaanka Shahaadiga...
Dr Anthony Fauci oo Laga Helay Cudurka Covid-19
Washington (SLpost)- La-taliyaha Arrimaha Caafimaadka ee Madaxweynaha Maraykanka ahna Agaasimaha Macadka Daraaseynta Cudurrada Faafa, Dr Anthony Fauci, ayaa Arbaca maanta laga helay astaamaha cudurka...
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo Si Rasmi ah u Furay Kastamka INA-GUUXAA
Sallaxley (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta Xadhigga ka jaray dhismaha Kastam Cusub oo xukuumaddu ka hirgelisay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

