Xukuumadda Somaliland oo Qaadday Tallaabooyin lagu Xakamaynayo Sicir-bararka Maceeshadda iyo Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadday oo lagu xakamaynayso sicir-bararka maceeshadda iyo Shidaalka ee ka jira dalka, kaas oo saamayn weyn...
Xisbiga Ugu Faca Weyn Afrika oo Xisbiga Kulmiye Kala Shaqaynaya Dhismaha Dugsi Lagu Barto Hogaaminta
Pretoria (SLpost)- Xisbiga ANC ee ka dhisan.dalka Koonfur africa oo lagu tilmaamo ka ugu Da'da weyn Axsaabta Siyaasada Qaarada Africa, ayaa la sheegay inuu...
Sababta Cabdirashiid Riyo-RAAC Isaga Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee Komishanka Doorashooyinka Qaran Somaliland Md Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Riyo-raac), ayaa iska casilay xubinnimadii uu ka hayey guddidaas. Cabdirashiid Riyo-raac oo...
“Sagaal Sanno ayaanu dhufays ugu soo jirnay inaanu soo gaadhno Lixda Bilood ee loo tartamayo Xusbinimada” – Cabdilaahi Darawal
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Iimaan Xuseen (Darawal), ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeedka salka ku haya sharciga furista ururrada siyaasadda ee u dhexeeya...
Natiijada Shirar Hargeysa ku dhexmaray Wasaaradda Maalgeshiga Somaliland iyo Wufuud ka Socda Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Wershadaha ee Somaliland, Maxamed Cismaan Siciid, ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay wufuud kala...
“Dhalinyarada Kafanka loo Xidhay ee La soo Gunaanaday Waa Hala burburiyo Somaliland” – Siyaasi Ismail
"Dhalinyarada Kafanka loo Xidhay ee La soo Gunaanaday Waa Hala burburiyo Somaliland" - Siyaasi Ismail https://youtu.be/iJ-CC-W5NIs
London: Maxkamad Xukun ku Ridday Difaaca kooxda West Ham ee Kurt Zuma
London (SLpost)- Maxkamad ku taala Bariga magaalada London, ayaa danbi ku heshay ciyaartoyga booska difaaca uga ciyaara kooxda West Ham ee Kurt Zouma, waxayna...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

