Monthly Archives: June, 2022

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Jaan-goysay Korodhka Qiimaha Korontada

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa qiimo-go’an u xaddiday korodhka ku yimi Qiimaha Korontada oo ay dhawaan soo sareen shirkadaha bixiya adeegga Korontada kaddib...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga Safiirka Faransiiska ee Kenya?

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Kenya Aline KUSTER-MENAGER iyo Wefti ay hoggaaminayso, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxaana qasriga madaxtooyada ku...

Go’aamo Ka Soo baxay Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Guddi Isu-Xil-qaantay Khilaafka Xisbiyada Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Guddi isu-xil-qaantay xal-u-helidda khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, kaas...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Kulan La Yeeshay Wefti ka socda Midowga Yurub

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Barnaamijyada Cadaaladda iyo Amniga ee Midowga Yurub marwo Veronique Geoffrey oo...

Somaliland: Guddiga Komishanka Tamarta oo La Kala Diray

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay kala direen xubnihii guddiga Komishanka Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay. Xubnaha guddiga Komishanka...

MASIIBADII LAGA DHAXLAY MIDNIMADII SOMALILAND IYO SOMALIA

Midnimadii fashilantay ee dhexmartay Somaliland iyo Somalia 1960 waxaa laga dhaxlay masiibo lama illaawaan ah oo ay sabab u ahayd dawlad ku salaysnayd Somaliweyn...

Wasaaradda Shaqo-gelinta oo Ciidanka Booliska iyo Xeer-ilaalinta ku tabobaraysa Ka-hortagga Tacaddiyada Haweenka & Carruurta

"Haddii aan laysu iman oo wixii khibrad cusub ee tabobarro u baahan laga wada-hadal, waxa dhacaysa inaynaan si wada-jir ah wax uga qaban Karin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img