Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Kormeeray Kastamada Cashuuraha ee Balligubadle iyo Faraweyne
Balligubadle/Faraweyne (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa kormeer shaqo maray Waaxaha Cashuuraha Berriga iyo Dakhli-ururinta degmooyinka Balligubadle ee...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Xukuumaddu Ka Hirgelisay Ceerigaabo.
Ceerigaabo (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo maalintii saddaax ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal...
Somaliland
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo la soo Gebo-gabeeyey + Xogta Imtixaanka
MUXUU IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2021/2022 KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE? Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si Rasmi u soo gebo-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga ah ee...
Somaliland: Shaqaalaha Dowladda oo Baanka Dhexe ka Amaahan Kara Lacago ay Guryo ku Dhistaan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Khaalid Jaamac Qodax, ayaa sheegay in markii u horeysay la suurto-galiyey in shaqaalaha dowladdu...
Shiinaha iyo Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland ~ “China wuxuu La Ordayaa $100M”
Shiinaha iyo Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland ~ "China wuxuu La Ordayaa 100 Milyan oo Dollar, ragbaana u diyaara inay Qaataan" - Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi...
Madaxweynaha Somaliland oo Farriin u diray 40 Kun Arday oo Imtixaan u fadhiistay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhammbaal hambalyo iyo duco ah u dirayaa ardayda maanta u fadhiisatay imtixaanaadka shahaadiga...
Madaxweynaha Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyey Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Cusub
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ka duulaya dhaqaajinta iyo hirgelinta arrimaha doorashooyinka Qaranka Somaliland waxa uu maanta Golaha Wakiilada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

