Weftiga Somaliland oo Kulamo Muhiim ah La Qaadanaya Madaxweynaha Taiwan iyo Madaxda Shirkadda CPC
Somaliland oo wefti miisaan Culus u dirtay Dalka Taiwan iyo soo-dhaweyntii lagu qaabilay Taipei (SLpost)- Wefti wasiiro ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
“Ma Doonayno Inaanu Wakhtiga Ku Lumino Wada-hadallo aan Midho-dhal Lahayn” – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha ka dambeeyey go’aan ay dhawaan ku sheegtay inay dhankeeda ka joojisay wada-hadalladii u ka...
Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Xukuumadda Somaliland oo kala saxeexday Heshiiska Saami-qaybsiga Xadhigga Fiber Optic
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley madaxda shirkadaha Isgaadhsiinta oo heshiis saami-qaybsi ah dhexmaray Xukuumadda. Heshiiskan...
Somaliland oo Si Buuxda ula wareegaysa Maamulka Hawadeeda iyo Cidda ka caawinaysa
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaadday inay ku hawlan tahay qorshe gudaha dalka lagaga hirgelinayo Xarunta maamulka Hawada Sare oo ay xustay...
Hoggaamiyeyaasha Afrika oo ka Qayliyey Afgembiyada Milatariga oo Soo Badanaya
Addis Ababa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey mowjado Af-gembiyo Milatari ah oo sannadkii hore si is-daba-joog ah uga dhacay qaaradda...
Somaliland: Duullaanka Shiinaha, Doonista Xisbiyada Mucaaradka iyo Dayaca Shacabka Abaartu Hayso
Duullaanka Shiinaha, Doonista Xisbiyada Mucaaradka iyo Dayaca Shacabka Abaartu Hayso - Mowduuca Arrimahan khuseeya waxa si faahfaahsan u falan-qeeyey xeel-dheere Ismaaciil Cabdilaahi oo ka...
Gaadiid Shixnado ka Qaaday Dekedda Berbera oo ku xanniban Ethiopia iyo Baaq loo diray Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Gaadiid laga leeyahay Somaliland oo Shixnado ka qaaday Dekedda Berbera, ayaa ku xaniban meel u dhow magaalada Nazreth ee dalka Ethiopia. Mid ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

