HomeShirkadaha Isgaadhsiinta iyo Xukuumadda Somaliland oo kala saxeexday Heshiiska Saami-qaybsiga Xadhigga Fiber...

Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Xukuumadda Somaliland oo kala saxeexday Heshiiska Saami-qaybsiga Xadhigga Fiber Optic

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley madaxda shirkadaha Isgaadhsiinta oo heshiis saami-qaybsi ah dhexmaray Xukuumadda.

Heshiiskan oo nuxurkiisu yahay in la wadaago lahaanshaha xadhiga fiberka ah oo ah hanti qaran.  Xadhigaas oo ay wada yeelan doonaan Dawlada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay heshiishka ku matalayso Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland.

blankMadaxda Saddexda shirkadood ee Somcable, Telesom iyo SOMTEL oo uu weheliyo Wasiirka Isgaadhsiinta ee Somaliland, ayaa maanta saxeexay heshiis ay si siman u wadaagayaan Xadhigga Internetka Fiber Optic.

Heshiiska saami-qaybsiga Xadhigga Internetka ee Fiber Optic oo markii hore kooto ugu xidhnaa shirkadda Somcable, ayaa shirkaduhu is-afgarad ka gaadheen kaddib sulux iyo isu-soo-dhawayn xukuumaddu ka dhex-samaysay, waxaanay la sheegay inay saddexda shirkadood ku heshiiyeen inay u qaybsadaan saami-qaybsi ah boqolkiiba 31.7 midkiiba halka xukuumadduna ay yeelanayso Saami ah boqolkiiba Shan.

Kulanka iyo Heshiiskaba waxa saddexda shirkadood u metelayey Ganacsade Maxammed Siciid Geeddi oo ah mulkiilaha Somcable, Ganacasade Maxamed Siciid Ducaale oo ah mulkiilaha SOMTEL iyo Ganacsade Cabdikariim Maxamed Iid oo ah Guddoomiyaha Telesom.

blankWar-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu shirkadaha Isgaadhsiinta ku bogaadiyey heshiiska dhexmaray iyo Dawlada Jamhuuriyadda Somaliland ee ku qotoma Isfahanka iyo wada-shaqaynta, waxaanu madaxwaynuhu uga mahadceliyey shirkadaha maalgeshiga ay dalka gashadeen iyo doorka ay ugu fadhiyaan qaranka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories