HomeGaadiid Shixnado ka Qaaday Dekedda Berbera oo ku xanniban Ethiopia iyo Baaq...

Gaadiid Shixnado ka Qaaday Dekedda Berbera oo ku xanniban Ethiopia iyo Baaq loo diray Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Gaadiid laga leeyahay Somaliland oo Shixnado ka qaaday Dekedda Berbera, ayaa ku xaniban meel u dhow magaalada Nazreth ee dalka Ethiopia.

Mid ka mid ah Gadiidlaydii Somaliland ee xamuulka ka qaaday Dekeda Berbera ayaa la sheegay inuu Nin Oromo ah ku jiidhay waddada Astatafare oo u dhaw Magaalada Naasareed, taasina waxa ay sababtay in Oromadu ay halkaasi ku xanibeen Gaadiid badan oo dalka Somaliland laga leeyahay,

Mid ka mid ah Dirawaliinta gaadiidka ayaa sheegay inay Cusbitaal geeyeen Ninka Oramada lana sawiray oo wax Jabniin ah laga waayay, balse ay Oromadii wali haystaan gaadiidkii oo halkaas ku xaniban

Gaadiidkan ayaa soo rogay shixnado ay ka qaadeen Dekeda Berbera, waxaanay dhacdadani qabsatay xilli ay ku soo jeedeen dhinaca Somaliland.

Muuqaalkan Hoose waxaa ka hadlaya mid ka mid ah diwarawaliinta gaadiidka oo baaq u diray Xukuumadda iyo safaaradda Somaliland ku leedahay Ethiopia.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories