“Xornimo ayaanu ku dhalanay, annagoo xor ahna waanu jiraynaa” – Somaliland oo u jawaabtay Shiinaha
Taipei (SLpost)- Dowladda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay dowladda Shiinuhu u yeedhin Karin isla markaana hor-istaagi Cilaaqaadka ay la yeelanayso waddamada Caalamka maadaama oo Somaliland...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo War ka soo saaray Saamaynta Baraha Internetka ee Bulshadu ku xidhiidho
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta kaga hadlay arrimo dhowr ah oo saamaynta baraha Bulshadu ku xidhiidho ka mid yihiin, waxaanay war...
Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyey Masuuliyiintii ugu tirada Badnayd
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi hortiisa ku dhaariyey,...
Somaliland iyo Taiwan oo Difaacay Xidhiidhkooda Xilli China Hanjabaad Diray
Hargeysa (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa si wada-jir ah u difaacay xidhiidhka ka dhexeeya maadama oo ay yihiin labada waddan oo madax-bannaan, xaqna...
Somaliland oo Dowladda iyo Ganacsatada Taiwan u Bandhigtay Maalgeshiga Kheyraadkeeda Dihin
Madaxweynaha Taiwan waxa ay xidhiidhka Somaliland ku tilmaantay Guul Dublomasiyeed oo Xukuumaddeedu gaadhay Taipei (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland iyo...
Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Naqshadaha Qorshe-magaaleedyada Boorama, Laascaanood iyo Gabiley
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay wareejinta nashqadaha qorshe-magaaleedyada Boorama, Laascaanood iyo Gabiley...
Maxay ka-wada hadleen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Wakiilka UK ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa Arbacada maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Wakiilka cusub ee dalka Ingiriisku u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

