Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Uma-Tudheyaasha Qoysaskoodu, Qaranka Waxba uma Aha

WQ Xuseen Cali Nuur Masuuliyaddu waa ammaano, waxaanay diinteenu ina baraysaa in qof kastaa uu masuul yahay, hase ahaatee ay ku kala duwan yihiin xilka...

Somaliland: Maxaa lagu xidhay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil?

Hargysa (SLpost)- Ciidammada ammaanka ee Somaliland, ayaa subaxnimadii hore ee Isniintii shalay xabsiga dhigay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo ah wadaad caan ka ah...

Somalia: Khubaro Amni oo ka digay in Kooxda Al-Shabaab tusaale ka dhigan karto Taliban

Hargeysa (SLpost)- Sida deg-degga ah ee Kooxda Taalibaan ula wareegtay gacan-ku-haynta dalka Afghanistan, ayaa abuurtay walaac laga qabo inay tallaabadaasi dhiirri-gelin u noqon karto...

Somaliland: Dhalinyaro Aragga Naafo ka ah oo Socdaal ku maraya Gobollada Galbeedka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro Aragga Naafo ka ah, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka bilaabay safar ay ku marayaan Gobollada Galbeed ee dalka. Dhalinyarada Aragga Naafada ah...

Dufcaddii kowaad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Hablaha Ee Barwaaqo University iyo Madaxweyne Biixi ka Qayb-galay

Hargeysa (SLpost)-madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qaybgalay qalin jebinta Jaamacadda Barwaaqo University Oo Ku Taalla Deegaanka Baliga-cas Oo...

Hal-doorka Abwaannada Somaliland Oo Difaacay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa

"Dalkaa loo socdaa, maaha waxa loo socdaa dhaqanka, Diin baa lagu soo dhuumanayaa, Diinta Raggii Adduunka ugu sarreeyay baa halkan jooga" Hargeysa (SLpost) – Guddiga...

Shirweynaha 6aad ee Dalladda SONSAF oo Hoggaan Cusub lagu doortay iyo Nuxurka Hadalladii laga jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Shirweynihii Lixaad ee Dalladda ay ku midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee SONSAF (Somaliland Non-State Actors Forum), ayaa lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img