Guddida sare ee ABAARSO Network, Waalidiin Iyo Ardayd Si Adag Uga Jawaabay Eedo Loo Jeediyay Jaamacadda
“Sidii aanu Siyaad Barre u jabinay ayaa ciddii la dagaalamaysa Waxbarashada Dadkayaga Aanu Uga hor-imanaynaa…”Prof Cabdisalaan Yaasin. Hargeysa (SLpost)- Guddida Sare ee maamulka Iskuulka, Guddida...
Bayaan 16 Qodob ka kooban oo Fashiliyey Fadeexado maamul oo ka jira Wasaaradda Waxbarashada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Bayaan ka kooban 16 Qodob oo ay soo saareen Ururka Macalimiinta Qaranka, ayaa bannaanka soo dhigay gal-daloolooyin maamul oo ka jira Wasaaradda...
Baadhitaanno Xaqiiqo-raadin ah oo laga Bilaabay Barwaaqo University iyo Abaarso Schools
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa baadhis xaqiiqo-raadin ah ka bilowday Jaamacadaha Barwaaqo iyo Abaarso oo lagu eedeeyey inay ka jiraan falal lidi ku ah...
Maanta oo Kale iyo Dhacdooyin Taariikhda Galay oo Somaliland iyo Dunida Kale ka Dhacay
Maanta oo taariikhdu tahay Khamiis, 19 August 2021, waxa ay ku beegan tahay maalinta 231aad ee sannadka 2021, waxaana sannadka hadhay 134 maalmood. Dhacdooyin badan...
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Kenya iyo Qodobbo laga wada-hadlay
Nairobi (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku jooga magaalada Nairobi, ayaa...
Shirweynaha 3aad ee Kulan-diimeedka Culimada Ansaaru Sunnah oo Hargeysa ka Furmay
Hargeysa (SLpost)- Kulan-diimeedka 3aad ee Culimada Ansaaru Sunnah, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulanka oo Hal-ku-dhiggiisu yahay DIINTU...
Somaliland oo mar kale Joojisay Isticmaalka BACAHA oo hore loogu guul-darraystay iyo Sababaha loo aanaynayo
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shaacisay in dalka laga joojiyey soo-dejinta iyo Ka-ganacsiga Bacaha oo Halis...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

