Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Shirweynaha 5aad ee Qurbejoogga Somaliland oo la muddeeyey iyo Hal-ku-dhegga Sannadkan

Hargeysa (SLpost)- War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Qurbejoogga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu shaaciyey wakhtiga uu qabsoomi doono Shirka Sannadlaha ee Qurbejoogga Somaliland. Shirweynaha...

“Waxaynu nahay waddamada ugu caansan ee ugu qanisan xagga ururrada bulshada rayidka ah” – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ka qayb-galay shir-weynaha 6aad ee Dallada Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha...

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo Kormeer indho-indhayn ah ku tagay Xarunta Dhaqanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxaanay indho-indhayn ku sameeyeen qaybaha kala...

Guddida Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Shirkadda Ku Guulaysatay Dhismaha Macadka Tabobarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada tartan loo galay dhismaha Macadka tabobarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose ee dalka oo...

Xogo iftiiminaya Kooxo Isu-bahaystay Dagaal ka dhan ah Qaranimada Somaliland iyo Dhaq-dhaqaaqyadii u dambeeyey

Duullaannada liddiga ku ah qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, dhinac kasta haka yimaaddaane, kuma koobna oo keliya weerrada cadaawaddu weheliso ee dowladda Soomaaliya, balse waxa jira...

AWDAL: Hanti-dhowrka oo Baadhis ka bilaabay Degmada Baki iyo Odayaal la xidh-xidhay

Boorama (SLpost)- Hanti Dawrka guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa baadhitaan ka bilaabay dawladda hoose ee degmada Baki e gobolka Awdal. Badhitaanka oo in muddo...

Wargeys Caalami ah oo ka faallooday Saamaynta Kooxaha Xag-jirka ee Somaliland iyo Doorka Shacabka iyo Ciidammada Ammaanka

Hargeysa (SLpost)- Wargeys wax ka qora Arrimaha la xidhiidha, Difaaca, Amniga Caalamka iyo dagaallada, ayaa War-bixin uu baahiyey wuxuu kaga hadlay Amniga guud ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img