HomeSomaliland: Dhalinyaro Aragga Naafo ka ah oo Socdaal ku maraya Gobollada Galbeedka...

Somaliland: Dhalinyaro Aragga Naafo ka ah oo Socdaal ku maraya Gobollada Galbeedka Dalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro Aragga Naafo ka ah, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka bilaabay safar ay ku marayaan Gobollada Galbeed ee dalka.

Dhalinyarada Aragga Naafada ah oo isugu jira wiilal iyo Gabdho ka kooban 22 xubnood, ayaa isla maanta lagu soo dhaweeyey degmada Gabiley, halkaas oo ay uga sii gudbi doonaan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

blankSafarka Dhalinyarada oo loo bixiyay ‘Rejo-gelinta dadka aragga Naafada ka ah”, waxa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland, gaar ahaan xafiiska Qurbejoogta.

Fihiima Maxamed Aar iyo Canab Maxamed Cali (Canab Riyo-raac) oo ka mid ah hablaha Qurba-joogta Somaliland ee dalka Maraykanka, ayaa wasaaradda arrimaha dibada Somaliland uga mahadeceliyay siday u dhiirigelinayo dadka araga naafada ka ah iyo wada shaqaynta dhaw ee ay la leedahay qurba-joogta reer Somaliland ee ku nool wadamada dibada.

Qaar ka mida xubnaha Aragga Naafada ka ah ee gobolada dalka qaarkood socdaalka dhiiregelinta ku maraya ayaa u mahadceliyay wasaaradda arrimaha dibada Somaliland iyo qurba joogta Somaliland ee socdaalkaas sida wada jirka ah iskaga kaashaday, waxaanay xuseen in tallaabadaasi tahay mid dhiirigelin doonta dadka araga naafada ka ah.

Ugu dambayn Agaasimaha waaxda xidhiidhka qurba joogta Somaliland Xasan Af-gaab ayaa wuxuu u mahadceliyay qaar ka mida hablaha qurba-joogta ee Somaliland, kuwaas oo kaalin ku lahaa sidii uu u qabsoomi lahaa socdaalkaas ay xubnahaas araga naafada ka ahi ku marayaan qaar ka mida gobolda dalka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories