Monthly Archives: September, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddiga Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021 ku Magacaabay  Guddida Hoggaaminta Siyaasadda...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Farriin u diray Dhalinyarada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhalinyarada waxbaratay ee dalka ugu baaqay inay noqdaan kuwa ugu horreeya ee maalkooda iyo maskaxdooda...

“Wax ka fiican waxaanu hayno inaad keentaan baanu idinku dhiirinaynaa” – Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Guushii Mucaaradku ka gaadheen Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadlay guushii ay xisbiyada Mucaaradku ka gaadheen Doorashadii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada iyo guusha ay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 18aad oo ka baxda Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacada Hagreysa  oo ay ka qalin-jabiyeen...

Fadeexad ka dhalatay heshiis laalush ah oo Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Somaliland la galay Gud. Iskaashatada Gaadiidka Towfiiq

Hargeysa (SLpost)- Waxa Warbaahinta Somaliland heshay warqad sir ah oo uu Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland Saleeban Cawad Cali Bukhaari lacag laaluush ah ugu...

Yaa Sameeyey Ama Hal Abuuray Calanka Beesha Sheekhaash (Sheekaal)?

Damaashaadyo iyo rayn rayn aan kala go'lahayn ayaa ka socda daafadaha dunida, kuwaas oo lagu soo dhaweynayo callanka beel weynta Soomaaliyeed ee Sheekhaash (...

Beesha Caalamka oo war Dhiilo Xambaarsan ka soo saaray Khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Saaxiibbada Beesha Caalamka ee taageera ammaanka iyo dowladimada Soomaaliya, ayaa maanta si wada-jira ah u soo saaray war-murtiyeed dhiillo xambaarsan oo ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img