Monthly Archives: September, 2021

spot_imgspot_img

Wefti ka socda Dalka Kenya oo Hargeysa u jooga furista Qunsuliyadda Dalkaas ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Kenya, ayaa booqasho ku jooga Somaliland, waxaanay ujeeddada safarkoodu la xidhiidhaa Dhammeystirka qaybo ka mid...

Madaxweynaha Somaliland oo Isku-shaandheyntii u ballaadhnayd ku sameeyey golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mid Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku-shaandheyntii ugu ballaadhneyd ku sameeyey golihiisa Xukuumadda, waxaanu xilalka ka qaaday wasiirro, wasiir ku-xigeen iyo...

Hargeysa oo laga furay Xarun Qaabilsan Nafaqeynta Dadka la nool Xannuunada Macaanka, Dhiig-karka iyo Hooyada Uurka Leh

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta lagu daah-furay Xarun Cusub oo ka shaqayn doonta Daryeelka Caafimaad Dadka, taas oo si...

Xogo ku saabsan Qaxoonti reer Afghanistan ah oo Maraykanka iyo UAE u soo daad-gurayn Rabaan Somaliland

Somaliland ayaa la sheegay inay aqbashay in si ku meel gaadh ah dhulkeeda u dejiso dhawr kun oo lagu sheegay in ay yihiin qoxooti...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img