HomeMadaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddiga Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska Qaranka

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddiga Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska Qaranka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021 ku Magacaabay  Guddida Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska Qaranka.

blank
Madaxweynaha Somalialnd, Muuse Biixi Cabdi

Guddida madaxweynuhu u magacaabay Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska Qaranka oo ka kooban Toddoba Xubnood oo uu guddoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, waxaana xubno ka ah Guddoomiyaha Baanka Dhexe Cali Cabdillaahi Daahir Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Saleebaan Cawad Cali Bukhaari, Abuubakar Sh Maxamuud Cabdi oo ah xubin ka tirsan Ururka Qareennada Somaliland, Maxamuud Nuur Ducaale oo ka tirsan Dalladda Shirkadaha Caymiska, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jamaal Caydiid Ibraahim iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Cabdiraxmaan Maxamed Cali.

Hay’adda Caymiska Qaranka ayaa xukuumadda Somaliland aasaastay sannadkii hore, waxaana xeerka lagu aasaasay oo tirsigiisu yahay  Xeer Lr. 92/2020 uu dhigayaa in la magacaabo guddi u xil-saaran hoggaaminta siyaasadda Caymiska Qaranka marka laga yimaaddo xubnaha Guddiga maamaulka Hay’adda Caymiska Qaranka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories