Home"Wax ka fiican waxaanu hayno inaad keentaan baanu idinku dhiirinaynaa" - Madaxweyne...

“Wax ka fiican waxaanu hayno inaad keentaan baanu idinku dhiirinaynaa” – Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Guushii Mucaaradku ka gaadheen Doorashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadlay guushii ay xisbiyada Mucaaradku ka gaadheen Doorashadii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada iyo guusha ay ka gaadheen hanashada shir-guddoonka Golaha Wakiillada.

Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay inuu Xisbiyada mucaaradka uga mahad-naqayo samirka ay ku muujiyeen kaalintooda mucaaradnimo, balse xilligan looga baahan yahay inay xukuumadda kala shaqeeyaan dhismaha iyo horumarka Qaranka maadaama ay qayb ka noqdeen hay’adaha dowladda.

blankMd Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyey munaasibad ay goob-joog ka ahaayeen labada guddoomiye ee xisbiyada Mucaaradka oo ay ku qalin-jabiyeen 1,157 arday oo dhammaystay Waxbarashada kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda Hargeysa,  waxa uu sheegay in xukuumadda xisbiga Kulmiye iyo Mucaaradkaba si siman looga fadhiyo masuuliyadda wax-qabadka looga fadhiyo hay’adaha dowladda.

“Waxaan aad iyo aad ugu mahad-naqayaa Xisbiyada mucaaridka iyo madaxdooda. Mucaaridku markasta wuxuu tirsanayaa inaanu waxba haynin, in la riixayo, in la gacan bidixaynayo, waxaan aad ugu mahad naqayaa inay soo adkaysteen, doorashadii aqbaleen oo ay soo galeen, waliba ay guulo gaadheen oo xilkii nala wadaagaan oo ay qeybtooda hayaan oo aan leeyahay waxaa laynaga wada rabaa intaad haysaana inay wanaag muujiso. Wax ka fiican waxaanu hayno inaad keentaan baanu idinku dhiirinaynaa, dalkana aan wada dhisno, sidaas uun baan horumar ku gaadhi karnaa,” Sidaas ayuu yidhi Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories