HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo Farriin u diray Dhalinyarada Somaliland

Madaxweyne Muuse Biixi oo Farriin u diray Dhalinyarada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhalinyarada waxbaratay ee dalka ugu baaqay inay noqdaan kuwa ugu horreeya ee maalkooda iyo maskaxdooda ku difaaca Qaranimadooda maadama Somaliland cadow badan leedahay.

Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyey ay ku qalin-jabiyeen 1,157 arday oo dhammaystay Waxbarashada kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda Hargeysa,  waxa uu qadaf iyo meel-ka-dhac aan la qaadan karin ku tilmaamay in magaalada Muqdisho laga abaabulo doorasho lagu sheegay inay Somaliland ka qayb ka tahay.

blank“Ragga jooga Xamar ee maalin walba yidhaahda Baarlamaankii Somaliland baa Xamar ku shiraya, waa nabar inagu yaalla, waa wax aan la qaadan Karin, waa meel ka dhac,” ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland.

Waxa uu madaxweynuhu farriin u diray dhalinyarada Somaliland. “Waxaan idinka doonayaa dhalinyarada maanta qalin-jabisay iyo kuwii ka horeeyey iyo kuwa ka danbeeya in marka qarannimada cidi daarto inaad noqotaan ciidanka u horeeya ee maskax, maal iyo nafba u huraya sidaas uun bay Somaliland ku jiri kartaa, mar labaad baan u hambalyeynayaa dhalinyarada qalin-jabinaysa iyo waalidkaba mustaqbal wanaagsan iyo aakhiraba baan idiin rajaynayaa” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories