HomeYaa Sameeyey Ama Hal Abuuray Calanka Beesha Sheekhaash (Sheekaal)?

Yaa Sameeyey Ama Hal Abuuray Calanka Beesha Sheekhaash (Sheekaal)?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Damaashaadyo iyo rayn rayn aan kala go’lahayn ayaa ka socda daafadaha dunida, kuwaas oo lagu soo dhaweynayo callanka beel weynta Soomaaliyeed ee Sheekhaash ( Sheekhaal ) oo la daah-furay bishii August ee sanadkan 2021.

Dabaal Degyada lagu maamuusayo laguna soo dhaweynayo callanka cusub ee beesha sheekhaash ayaa ka kala dhacay daafaha adduunyada oo guud ahaan beeshaas dadkeedu ku sugan yihiin, gaar ahaana deegaanada Soomaalidu degto ee shanta ah ay deegaano khaaska ah beeshu kaga suntan tahay kana degto.

blankDhulka Soomaaliyeed ee Beeshu deggan tahay, deegaamada Balaadhana ay kaga leedahay ayaa waxaa kamid ah Waddamada Soomaaliya, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti.

Beeshan ay aqoonta Maadiga Iyo Diintaba Bulshada Soomaaliyeed ku Cisayso, ayaa daafaha dunida ku qabsaday xaflado xaflado Calanka soo dhaweyntiisa lagu sharfayo, kuwaas oo oo ay ka soo qayb galeen, aqoonyahan, indheer-garad, haween, dhalinyaro, waayeel iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee beesha Sheekhaashi ka kooban tahay, isla markaana ay kala soo qayb galeeen, masuuliyiin iyo shacab jecel horumarka oo metelaya bulshada Soomaaliyeed.

blankXafladahan loogu dabbaal-degayo Calanka u gaarka ah Beesha Sheekhaash waxa ay ka kala dhaceen magaalooyinka ay ka midka yihiin, Muqdisho, Nairobi, Addis Ababa, Jig-jiga, Banbaas, Raaso, Galkacayo, Kismaayo, Minneapolis, London, Stockholm, Paris , Munich, Zurich iyo Meelo badan oo kale.

Dhamaan martidiii ka qayb gashay xafladahaasina waxay si isku mid ah u soo dhaweeyeen, Calanka beesha Sheekhaash oo ay ku sifeeyeen mid horseedi doona isku duubni, horumar  beesha dhexdeeda ah, noqona doona calan Bulshada Soomaaliyeed ee reerkani kamidka yahay u keeni doona nabad.

Yaa Sameeyey Ama Hal Abuuray Callanka Beesha Sheekhaash?

Calanka Beel-weynta Sheekhaal ama Sheekhaash waxaa Sameeyey Daahir Nasteex Maxamed.

Haddii aad isweydiinayso, Waa kuma shaqsiga uu maskaxdiisa ka soo maaxday, isla markaana hal abuuray callanka midabada – Casaanka – cadaanka – madowga iyo Cidifka calanka Soomaaliya kaga Suntan yahay ee ay maanta kadib beesha sheekhaasheed ama sheekhaaleed yeelan doonto?

blankWaa tan jawaabta iyo sababta ka dambeysayba.

Halkan aan Idin kula wadaago Daah Furka Urur Cusub Oo Kamid Noqondoona Ururrada Soomaliyeed Uruurkaas Waxaa Loogu Magacdaray (Midawga Beesha Sheekhaash) MBS.

Ujeeddada Looo Aas Aasay Ururka Markaan.Aragnay Baahiyaha Loo Qabo Iskuduubnida Cidaas Magacaas le Iyo Lajaan qaadida Hormarka Kajira Caalamka Guud Ahaan Iyo Gaar Ahaan Kan Afrika  Iyo Waliba baahiya Kale Oo Farabadan Ayaa Waxaan Go aan Sanay Samaynta Ururkan.

Waxaa Kamida Waxyaabaha Loo Sameeyay Ilaaa Hada Ururkan Calan Kaas Oo Astaan Iyo calaamadba u aha Ururkan.

Alifaha Calanku: Waa (Daahir Nastex Maxamed)

Kudhashay DDS. Gaar ahaaan Dagmada Garbo

Taariikha Lasameeyay Calanka Waa 01-02-2021

Waxaana La shaaciyay 05-07-2021

Shirkii Koobaad Waxaan Galay 2021-7-22

Shirkii Labaad Waxaan Galay 2021-8-15

Shirkii Sadexaad Waxaan Galay 2021-8-30

Shirkii Afraad Waxaan Galay 2021-9-10

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories