Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo u dar-daar weriyey Wax-qabadka laga filayo Hoggaanka Cusub ee Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan dardaaran iyo duco ah la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda...

Somaliland: More than election

A small formerly independent east African country, Somaliland Republic, joined their brethren in the South, formerly Italian colony in an emotionally charged, patriotic, and...

Muxuu Qalday Kulmiye?

QALINKA: Mustafe Sh. Cumar Geeddi Nin Yuhuudi ah oo ka guurayay Ruushka ayaa markii uu marayay Madaarka Moscow waxaa saraakiishii Garoonku ku qabteen Sanam uu...

Somaliland: Nin Kuu Digay Kumuu Dilin – W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Wasiirka wasaaradda gaadiidka Itoobiya gabadha la yidhaahdo Daagmaawiit Moges mar ay la hadlaysay warbaahinta waxay sheegtay in dawladda Itoobiya dhawaan meel marisay ama ansixisay...

Xisbiyada Mucaaraadka oo Xukuumadda uga digay inay Faro-gelin ku samayso Doorashada Hoggaanka Golaha Deegaanka Boorama

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka digay faro-gelin xukuumaddu ku samayso doorashada hoggaanka golaha deegaanka degmada Boorama oo maalinta Berri loo...

Dooroonnayaal, ha Noqonina Kuwo Lagu Hungoobo

WQ: Xuseen Cali Nuur Qalabka farsamo ee ciyaartoyga iyo niyadda ay ku ciyaaraan, marka ay garoonka galaan waxay ku xidhan yihiin tababarka ay qaateen iyo...

Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi kala hadlay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee Xisbiga Kulmiye?

“Anigu waxan dhisayaa Prof. Yaasiin, dad baa jira la yidhaahdo AHLU BEDER oo maalintay adkayd dalkan wax ka qabtay." - Madaxweynaha Somaliland Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img