Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo ku Dhawaaqday Natiijada Rasmiga ah ee Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa maanta si rasmiya u ansixisay natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa oo Komishanka doorashooyinku hore ugu gudbiyeen. Kulan maanta ku...
Xukuumadda oo faahfaahiyey Sababaha ay ilaa hadda u fuli waayeen Qodobbadii Heshiiska Somaliland iyo Kenya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay halkay ku dambeeyeen qodobbadii ay Somaliland iyo Kenya ku heshiiyeen dhammaadkii sannadkii hore, iyadoo labada Madaxweyne ay...
Tirada Dacwadaha la xidhiidha Natiijada Doorashada ee loo gudbiyey Maxkamadaha Dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Guddiga Caddaaladda JSL Garyaqaan Aadan Xaaji Cali oo maanta shaaciyey jadka loo dejiyey ansixinta natiijada...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shaaciyey Jadwalka Ansixinta Natiijada Rasmiga ah ee Doorashada Deegaanka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta shaaciyay jadwalka ansixinta natiijooyinka Rasmiga ah ee doorashada golayaasha deegaanka dalka. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna...
Cabdiraxmaan SOLTELCO oo ka tanaasulay Tartanka Maayarnimada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maayarka muddada xil hayntiisu dhammaatay ee Caasimadda Hargaysa Cabdiaxmaan Maxamud Caydiid (Solteco), ayaa galabta shaaciyey inuu ka tanaasulay tartankii uu ugu jiray...
Golaha Iskaashiga Baarlamaannada Somaliland iyo Kenya oo lagaga Dhawaaqay Nairobi
Nairobi (SLpost)- Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa Khamiistii toddobaadkii hore lagaga dhawaaqay Gole ay ku midaysan yihiin Baarlamaannada Somaliland iyo Kenya, kaas...
Madaxweynaha Somaliland oo Warbaahinta Online-ka ah (Websites) ku bogaadiyey Doorka ay ka qaateen Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa warbaahinta kala duwan ee dalka ku ammaanay doorkii ay ka qaateen Doorashooyinkii Isku-sidkanaa ee Goleyaasha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

