Ololaha loogu Jiro Shir-guddoonka Golaha Wakiillada oo marxalad Xaasaasi ah u gudbay
Hargeysa (SLpost)- Ololaha loogu jiro qofka noqonaya Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Marxalad cusub u gudbay. Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI oo isku...
Safaaradda Somaliland ee Ethiopia oo Daahfurtay Adeegyo Cusub oo Muwaadiniinta loo Qabanayo
Addis Ababa (SLpost)- Safaaradda Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa daahfurtay adeegyo cusub oo loo qabanayo muwaadiniinta JSL ee ku...
Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Ugu Tegay Dufcadda Saddexaad Ee Dhalinyarada Shaqo Qaran
Dararweyne (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Jimce ah shaqada qarankana laga nasanayey wuxuu wakhti la soo qaatay Dufcadda...
Aynu caawinno walaalkeen Weriye Khadar Macallin Deeq
"Dalka gudihiisa waxba lagama qaban karo" - Hadal aan aad uga murugoodo. Markale ayeynu Insha-allah ka wada sheekaysan doonaa hadalkaasiye, aynnu caawinno walaalkeen, Weriye Khadar...
Fashilka Isbahaysigii Xisbiyada Mucaaradika Ah Ku Yimi Waxay Jidka U Jeexaysaa In Shir Guddoonka Golaha Wakiiladana Lagala Wareego
Kadib markii ay soo baxday natiijadii hor dhaca ahayd ee doorashooyinkii Somaliland ka dhacay 31 may 2021 Labda Xisbi mucaarid ee Somaliland Ucid iyo...
Taiwan oo Dhakhaatiir Caafimaad u soo diraysa Somaliland
Somaliland iyo Taiwan oo kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo khuseeya Adeegyada Caafimaadka Hargeysa (SLpost)- Dowladda Taiwan, ayaa dhakhaatiir Caafimaad u soo diraysa Jamhuuriyadda Somaliland, sida...
Somali News
Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka dooday Guul-darrooyinka Haweenka Murashaxiinta ah
Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo maanta ku qabsoomay madaxtooyada JSL, ayaa lagaga hadlay sababihii horseedka u ahaa guul-darrooyin murashaxiintii haweenka ka soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

