Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Maxkamadda Sare ee JSL oo guda-gashay wejiga 2aad ee Dhegaysiga Dacwadaha Natiijadii Doorashada Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta gudo-gashay fadhigii labaad ee ay ku dhagaysanayso dacwadaha la xidhiidha natiijadii doorashada golaha Wakiillada JSL,...

Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Nidaamka Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta siyaasada ee Xeer L/14/2021 oo wax-ka-beddel iyo...

Wararkii u dambeeyey 50 Dhalinyaro ah oo lagu Xidh-xidhay Boorama iyo Ciidanka Booliska oo ka hadlay

Boorama (SLpost)- Ciidanka Booliska magaalada Boorama, ayaa maanta xabsiga u taxaabay ku dhowaad 50 dhalinyaro ah oo ku lebbisan calanka Soomaaliya xilli maanta gobollada...

Maxay Somaliland ka dhaxashay Midnimadii Soomaaliya? –

61 Sanno ka hor maanta oo kale, Somaliland waxa ay xorriyadda ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska 26 June, 1960-kii, iyadoo magaalada Hargeysa noqotay meeshii...

Sidee Gobollada Dalka looga oogay Xuska maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June?

Hargeysa (SLpost)- Magaalo-madaxdayada gobollada dalka, ayaa si ballaadhan looga oogay xuska munaasibadda maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June oo ku beegan 61-guurada markii ay...

“Arrinta Kulmiye aan uga baxay waxay saamanaysaa 4 Jiil oo dambe” – Xildhibaan Axmed Timo-jilic

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Cabdi Ibraahim (Timo-jilic), ayaa ka waramay sooyaalkiisii Taariikh nololeed, tartankii Xildhibaannnada iyo waayo-arragnimada uu ka dhaxlay. Xildhibaanka oo kamida mudaneyaasha Golaha...

Nuxurka Khudbad Dhinacyo kala Duwan ka hadlaysa oo madaxweyne Muuse Biixi ka jeediyey Xuska 26 June

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo kala duwan ka hadlaysa ka jeedisay Xuska maalinta Xornimada Somaliland ee 26-ka June...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img