Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Qorshe Farmaajo kusoo abaabulay Dhalinyaradii Calanka kula soo baxday Borama iyo Dagaalkiisa cusub ee Somaliland oo la fashiliyey

Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo bannaanka soo dhigay Qorsheyaasha Cusub ee Farmaajo u diyaarsaday Duullaanka Siyaasadeed iyo Cadaawadda uu u hayo Somaliland Hargeysa (SLpost)-Ciidanka Booliska magaalada...

SONSAF oo Kulan Aqoon-korodhsi ah u Qabatay Xildhibaannada Cusub ee loo doortay Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Dalladda ay ku midaysan yihiin Ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF, ayaa Kulanka aqoon-korodhsi ah u qabatay mudanayaasha cusub ee Golaha Wakiillada...

Somaliland: Maxkamadda Sare oo soo Gebo-gebaysay Dhegaysiga Dacwadaha Natiijadii Doorashada Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa maanta u fadhiisatay wejiga 3aad ee dhegaysiga Dacwado la xidhiidha natiijadii Doorashada...

Sidee ayay ku timi Midnimadii lagu Hungoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya sannadkii 1960-kii? – Xog-warran Haldoorka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi lala yeeshay qaar ka mid ah haldoorka Somaliland oo si faahfaahsan uga xog-warramay qaabkii ay ku...

“Laga Bilaabo Maanta WaxaDekeda Berbera toos ugu soo xidhan doona Maraakiibta waaweyn ee Caalamiga ah” – Maareeyaha Dekedaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, oo Khamiista todobaadkii hore khudbad ka Jeediyey Munaasibada xadhigga lagaga jaraayey Dekeda cusub...

Yaa Qarka u Saaran Xabaashii la Qoday Nus Qarni ka Hor?

W/Q: Xuseen Cali Nuur “Kululaatay Soomaalidii Kebeddu saarayde, Kari Waaye kuwii lahaa Koloni weeyaane” Waa Ereyadii Marxuum Maxamuud Ducaale oo Magaalada Addis Ababa ku noolaa, markii ay...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka iyo Dowladda Jabuuti ku hambalyeeyey Xuska Maalinta Xorriyadda dalkaas

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shacabka iyo dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ku hambalyeeyey 44-guurada ka soo wareegtay markii uu dalkaasi xornimada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img