Monthly Archives: December, 2020

spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Dibadda MALAWI oo Shaaciyey Ujeeddada Socdaalkii uu Somaliland ku yimi

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Malawi, Eisenhower Mkaka oo booqasho ku jooga Somaliland maalmihii u danbeeyay, ayaa ka hadlay ujeeddada dhabta ah...

Soomaaliya oo sheegtay in Cadaadis lagu saaray inay Hoos u dhigto Khilaafka u dhexeeya Kenya

  Muqdisho (SLpost)- Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Abubakar oo ka hadlay natiijada shirkii madaxda urur-gobolleedka IGAD maanta ugu soo gebo-gaboobay dalka...

Magaca Shirkadda ku guulaystay Dhismaha Xabsiga Cusub ee Hargeysa oo la shaaciyey

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadda ku guulaysatay fulinta mashruuc cusub oo xukuumadda Somaliland ka hirgelinayso magaalada Hargeysa, kaas...

Hargeysa: Gaadiid Cusub oo lagu wareejiyey Shan Degmo oo ka tirsan Gobollada dalka

  Hargeysa (SLpost)- Shan degmo oo ka kala tirsan Gobollada Maroodijeex, Buuhoodle, Sanaag iyo Saraar, ayaa maanta lagu wareejiyey Gaadiid kala duwan oo loogu talo-galay...

Siyaasi Mustafe Qodax oo Afar Sanno kaddib Hargeysa ku soo laabtay

  Hargeysa (SLpost)- Waxa Magaalada Hargeysa maanta soo gaadhay Ex-xildhibaan Mustafe Qodax oo ka tirsanaan mudanayaasha aqalka sarre ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, balse dhawaan iska...

Maanta, Reer Sheekh baan u Hadlayaaye, Reer Somalilandow si fiican noogu Gar-qaada

  Waxaa Qoray Rashid Garuf, Safiirkii hore ee Somaliland u fadhi jiray Maraykanka. Miisaaniyadda Somaliland waa $300 Million iyo googo', 40% ama $120 million waxay ka...

African Development Bank approves the Bank’s borrowing program for 2021

  The Bank will continue to promote the development of African Capital markets with the issue of local currency denominated debt to facilitate the financing...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img