Oddoroska Nayruuska Sannadka Cusub Ee 2021-Ka – Qaybta 2aad
Nolosha Dadku waxay ku sugan yihiin:- Dhinaca nolosha waxa la wajihi doonaa kala doorashada wajiyada cusub, wajiyadii hore iyo hal-abuurnimada, haddaba waxa isweydiin muddan,...
Talooyin ku socda Soomaalida ku Shiraysa Garowe
Soomaalidu waxay dhibaato iyo dawlad la’aan ku jirtay soddon kii sano ee ugu danbeeyay. Waxay la kulmeen dhibaato kasta oo bini’aadan ku dhici karta...
Maxkamadda Racfaanta Togdheer oo Go’aan ka soo saartay Xukunka Nin loo Haysto Kufsi iyo Dil loo geystay Marxuumad Ugbaad Cali
Burco (SLpost)- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Togdheer, ayaa go'aan ka soo saartay xukun Maxkamadda gobolka Togdheer ku ridday eedaysane Sakariye Cabdi Yuusuf oo lagu helay...
Madaxweyne Biixi oo farriin hambalyo iyo Dhiirri-gelin xambaarsan u diray Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacbiga ku hambalyeeyey curashada sannadkan cusub ee miilaadiga, waxaanu madaxweynuhu ku dhiirrigeliyey inay xoogga...
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Diyaar-garowga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagaga dooday Diyaar-garowga Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo loo muddeyey inay dalka...
Guddiga Qandaraasyada oo Indhahooda ku Arkay Qaabka loo fuliyey Mashaariic Xukuumaddu ka hirgelisay Gobolka Togdheer
Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud iyo Xubno ka tirsan Guddigaas, ayaa maanta kormeer indho-indhayn ku...
Natiijada Kulan dhexmaray Golaha Wakiillada iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Dekaddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa maanta hortagay guddi-hoosaadka dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda oo masuulkan u yeedhay. Ma jirin warbaahin goob-joog ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

